Indhacadde: “Imaaraadku wuxuu rabaa inuu dowladeena Somalia ula dhaqmo siduu doono”

Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowlada Somalia ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta iyo waxa sababay. Indhacade ayaa sheegay in dowladda Imaaraadka aysan Soomaaliya u imaan iney dadka Soomaaliyeed kaalmeyso balse ay u timid sidii ay u curyaamin laheyd dowladda Federaalka Soomaaliya. … Continue reading Indhacadde: “Imaaraadku wuxuu rabaa inuu dowladeena Somalia ula dhaqmo siduu doono”